Taageer jaaliyadaha laga tirade badanyahay
Sistamka loo baahanyahay
Dhamaan daabacaadaha CDP waxa laga soo download garaysan karaa qaybtan sida faylalka PDF waxaanad u baahantahay programmka Adobe Acrobat Reader 4.0 ama mardanbe.
Hadaanadka hysan Adobe Acrobat Reader ka dibna waxaad ku helaysaa adiga oo click- garaynaya linka ku qoran websiteka Adobka, waana bilaash in aad soo download- garaysataa Adobe Acrobat Reader
Si aad u badasho PDF faylka, uuguna badasho HTML ama faylka qoraalka ah isku day Adobe PDF Conversion
Si aad u hesho baqshad waraaqa ah (leaflet) kayaga taageer jaaliyadaha laga tirada badanyahay, fadlan click garee